Axmed Madoobe oo Kismaayo ku laabtay, mar kalena weeraray Madaxda dowlada (Daawo Sawirro)

  Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Khamiis ah dib ugu laabtay Magaalada kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Jubbaland kadib howlo shaqo oo maalmahii lasoo dhaafay uu ku joogay Magaalada Baydhabo ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in shirkaasi uu guul kusoo dhamaaday isla markana uu lahaa muhiimad … Continue reading Axmed Madoobe oo Kismaayo ku laabtay, mar kalena weeraray Madaxda dowlada (Daawo Sawirro)